Posts

Showing posts from December, 2024

Maxa ku qorsheysan Sanadka sanadka 2025

Image
  Sanadka Cusub 2025: Fursad Cusub oo Guul iyo Barako Leh Sanadka cusub waa fursad kale oo nolosheena aan ku hagaajin karno, diinteena ku xoojin karno, xirfad cusub ku baran karno, iyo in aan ka dhabeeyno himilooyinkeena. Bal aynu si wadajir ah u eegno dariiqa guusha sanadka 2025, iyadoo aan Qur’aan iyo axaadiis ku salaynayno jihada nolosha. 1️⃣. Ku Dhowow Rabbigaaga Guusha dhabta ahi waxay ku jirtaa inaad noloshaada u hogaamiso dariiqa Alle. Qur’aanka Kariimka ah wuxuu leeyahay: > "فَاسْتَبِقُوا الْخَيْرَاتِ ۚ إِلَى اللَّهِ مَرْجِعُكُمْ جَمِيعًا فَيُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمْ فِيهِ تَخْتَلِفُونَ" (Suuradda Al-Baqara: Aayadda 148) Fasirka aayaddan waxaa loola jeedaa in Muslimiinta ay ku dadaalaan oo ay ku tartamaan waxyaabaha wanaagsan sida camalka wanaagsan, cibaadada, iyo caawinta dadka, maadaama dhammaan dadku ugu dambeyntii ay ku laaban doonaan Allaah oo uu siin doono abaalmarin ku saleysan camalkooda. Waxaa kale oo Qur’aanka lagu yiri: > "وَاعْبُدُوا اللَّهَ وَل...

News

Image
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MUHIIM AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI Diseembar 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne oo ay wehelinayaan Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Labada dowladood ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda Gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaalnimada Labada shacab.  Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Jabuuti ay sii wadayaan taageerada iyo garab istaagga dowladnimada Soomaaliya, isagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixinayaan nabadda, amniga iyo xasilloonida dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xusay in Soomaaliya maanta ay soo gaartay dhammaadka howlgalkii Nabad Ilaalinta Soomaaliya (ATMIS), haatanna uu bilaaban doono howgal kumeel gaar ah oo muddo kooban socon doona (AUSOM), qorshuhuna uu ya...

Ukraine

Image
Ukraine waxay siisay tababar iyo taageerro militari inta ay ku jireen is diyaarinta Hay'at Tahrir al-Sham iyo kooxihii kale ee uu hoggaaminayay Axmed Al Sharac , hoggaamiyaha hadda ee dawladda Suuriya ,xilli aysan jirin cid iyaga garanaysa ama qiyaasi kartay inay xukunka ka tuurayaan Bashaar Al-assad..!  Mid ka mid ah waxyaabaha aysan dawladda cusub ee Suuriya uga tageyn Ukraine ayaa sidoo kale ah inay Ukraine bartay sida loo soo saarto hubka , gaar ahaanna diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee siiyay guusha ugu muhiimsan , ma xasuusataa Al Sharac inuu yiri; “Hubka aan ku dagaallanay annaga ayaa soo saarnay.” Si la mid ah Ukraine ayaa ka caawisay xog sirdoon oo la xiriirta Ruushka oo ahayd cidda taageerraysay nidaamkii dhacay ee Assad. Natiijada waa inay Ukraine ahayd cidda taageerrada militari iyo tababar siisay Al Sharac, halka Turkiga uu lahaa istiraatijiyada dagaal, daboolka diblomaasiyadeed iyo tiknoolajiyadda lagu burburiyay difaacii militari ee nidaamka Bashaar Al-assad, kaddi...

Libia

Image
  Shinaha ayaa la sheegay inuu heshiis qarsoodi ah la galay Jen. Khalifa Haftar, inta uu socday dagaalkii sokeeye ee Liibiya, iyadoo heshiiska uu dhigayay in Shiinaha uu geeyo Liibiya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee awoodda u leh inay gantaallo culus qaadaan , markaa oo habka lacag bixinta ay ahayd in Jen. Khalifa Haftar uu fududeeyo sida uu Shiinaha u heli lahaa khayraadka Liibiya oo shidaalka cayrin ugu horreeyo — heshiiska wuxuu dhigayay 1 bilyan oo dollar inay ku baxayso hubka uu u baahanyahay Jen. Khalifa Haftar. Wada-xaajoodka wuxuu soo bilowday 2018-kii, wuxuuna isku dayay Shiinaha inuu hubka ku gaarsiiyo Liibiya , iyadoo laga dhigayo gargaar caafimaad oo la xiriira COVID-19 , isla waqtigaa Shiinaha wuxuu ka fogaanayay cunaqabateynta hubka, wuxuuna adeegsaday shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska iyo wakiillo kala jooga Masar iyo Tunisia ,halka baaritaanka la sameeyay ee hadda lagu daahqaaday dalka Canada lagu oggaaday inay sidoo kale heshiiskan qeyb ka ahaayeen saddex sa...

Sheeko kooban oo ka hadleyso saxaabiyada sharafta leh ee Um Xabiiba RC🤎

Image
  Sheeko kooban oo ka hadleyso saxaabiyada sharafta leh ee Um Xabiiba RC🤎 Um Xabiiba waxay ka mid ahayd xaasaskii Subaanahena ﷺ Waa Ramla Bint Abi Sufyan. Rasuulka ﷺ ka hor waxay guursatay Cubaydallah Bin Jaxash waxayna u haajireen ayada iyo ninkeeda Xabasha, meeshaas ayeyna ugu dhashay gabadheeda Xabiiba. Habeen habeenada ka mid ah ayey waxay ku riyootay ninkeeda oo xaalad xun ku sugan oo aadna u fool xun. Subaxii ayadoo naxsan ayey soo kacday. Markay soo kacdayna ninkeeda ayaa la hadlay wuxu yiri, Yaa Um Xabiiba intaan aniga muslimin diinta masiixiga diin ka wanaagsan inay jirto ilama ahayn ayadaan qaatay. Ka dib waa muslimay oo waxaan qaatay Muxammad diintiisa, laakin hada waxaan kuu sheegaa inaan ku noqday diintii masiixiga. Aad ayey u naxday khayr kuuma ahan ay tiri waxayna u sheegtay riyadii, dhegse uma dhigin.  Waxay tiri khamri ayuu bilaabay ilaa uu ka dhinto. Markaasa nolosheeda waxay isu bedeshay murug iyo calool xumo wayn, keli ayey noqotay gabar yarna way leedahay...

siyaasi hadifaacin || shaqeyso cid kuu maqan malahan

Image
siyaasi hadifaacin  hana iska lumin waqti  .waqtiku waa qaali halka aad ku bixi naysid hanoqoto wax adhiga  ku an facaaayo aduun iyo aaqiro, qof aan war kaaheynin oo laga yaabo in adhigaba iyo umada soomaliyeed  wixi dibaateyni lahaa ka shaqeynaayo  caruurtiisaa biilkodha raad sanaayo adhhiga maxaaad ugu doodi ood u difaaci  hadii uu waxbo kuu tareynin  Dunida waxaa lagu mashquulsan yahay in technology lagu tartamo sida Crypto, Ai, Blockchain iyo computer quantum. Soomaalina gees ilaa gees waxaa ka socda dagaalo, abaar, faqri iyo shaqo la’aan baahsan.  إن الذئب لا يأكل لحم الذئب الآخر  وياكل بعضنا بعض الاخر عيانا  Qofkasta oo dhalinyara ah waxaa kula talinayaa dantaada ka fakar majirto dowlad ku maqan ama siyaasi dantaada ka fakarayo. Energy gaaga haku bixin in aad difaacdo siyaasi caruurtisa u shaqeesanayo , ku bixi energy gaaga dantaada. https://youtu.be/p4vltFYcKuw?si=jSHHfquhv2RewKM1

kukalsoonow naftaadha

Image
ku kalsoonow naftaadha   kalsoonida 1. Jooji inaad is barbar dhigto dadka kale Baraha bulshada iyo guulaha ay dadku ku soo bandhigaan ,ayaa niyad jab ku keena, dad badan, waxayna ku geliyaan is barbar dhig inta badan, waxayna aad u yareeyaan  kalsoonida ay isku qabaan. Waxaan  kukula  talin ,  in aad  naftaadhaa   lala bar bar dhigin dadka kale , oo aad  ka fogaato  nolosha tartanka ka buuxo, balse waxaan  kukula  talinayaa  taas  badelkeed, in aad u fiirsato waxyaabaha wanaagsan ee nolosha qofka ku jira, oo ay kuku abuurto qanaaco,  iyo han weyn. Taaso ku saabsan faahfaahinta fudud ee nolosha qofka. Ma jirto nolol ku habboon qofka, oo dhib la'aan ah, markaa isku day inaad abuurto, dheelitirnaan caafimaad leh, oo wanaagsan, dhammaan dhinacyada nolosha. 2. Ka taxadar caafimaadkaaga jireed Suurtagal maaha in la dareemo isku kalsoonaan nooc kasta leh, isla markaana qofku uu jirkiisa wax u dhimayo, isagoo cunaya cun...

djibouti

Image
wadanka jibouti   taarikhda djibouti - dhul ay jidadka ganacsigu ugu caansan aduunka ku kulmaan wadooyinka casriga ah ee caalamiga ah. Kuna yaal geeska Afrika, Djibouti waxay leedahay taariikh hodan ah oo kala duwan sida dhulkeeda. Laga soo bilaabo dhulka halyeeyada Punt ilaa xarunta istiraatiijiga ah ee badaha, waddankan yar wuxuu door muhiim ah ka ciyaaray isku xirka qaaradaha iyo dhaqamada.  taariikhda xiisaha leh ee jibouti, waxay calaamad u tahay adkaysi, ganacsi, iyo isbedel.* - Ogow sida ay isbedbedelkii boqortooyooyinka, kor u kaca ganacsiga, iyo doonista madaxbannaanida ay sameeyeen reer jibouti ilaa  uu noqday waddanka firfircoon ee maanta. - Tani waa Taariqda jibuuti - -- asc wrxm wbrk - Magacayku wa adam - Halkanina wa dalsan media - Kuso dowaadha daawadhayaal - Muuqaalkeena manta - Kahor inta aanan u galin moowduuca - Waxaan ka codsani - In aad naku soo biirtid - Kamid noqotidna bahweynta nagu xiran -  -  -  Jabuuti waa waddan yar oo ku yaalla ...

ya''juuj majuuj

Image
  Ya juuj    majuu j Dunida   waxaa kusoo wajahan   Qatar   aad   u   baaxad     weyn   oo qatartisa   leh Nabigana    scw waxa uu yiri    ويل   للعرب   من شر قد إقترب   hoog     baaa   arab    usug    naaday   min shari   buu   ooga sug naaday sharkaas oo   soo dawaaday qowm   dunida   dusheeda    nagula   nool fuuqsani doona biyaha    ardada   dusheeda   yaala qowm   kubaahini   doona dulka   fasahaad dilidoona malaaayiin basharka kamid ah biloowkodha   uu joogo   shaam halka    uu   aaqirkoodhuna    joogoo   quraaasaan qowm   aysan jirin   cid u babac digi   karta qowm cuni doona   wax walbo   ay   lagul maan waxaynu u jeednaaa   ja    juuj   wama juuj ...

20 XIKMAD OO LAGA QORAY SHEIKH MUSDATE ISMAIL

Image
  20 XIKMAD OO LAGA QORAY  SHEIKH  MUSDAFE ISMAIL Xikmadaha laga diiwaan geliyay Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil qaar ka mid ah hoos ka aqrisa: 1- " Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo". 2- " Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa". 3- " Inaad noqoto qof hami leh, han leh, hiigsi leh, oo hiraal u muuqdo waa lagama marmaan". 4- " Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah , qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha".  5- " Dunida dadka isdila iyaga ugu badan reer galbeedku, meeday barwaaqaada ay sheegaayaan " ?  6- " Aqoonyahanku haduu noqdo qof la iibsan karo suldanadu iiibsan karto, dawladuhuna laaluushi karaan, kaasi aqoonyahan ma aha ". 7- ...

Tanzania wa wadanka ugu qabow africa

Image
TAARIKHDA TANZANIA Tanzania, waa waddan ku yaalla Bariga Afrika ,oo leh taariikh hodan ah, oo uu qaabeeyey dhaqammo asal ah, ganacsi, gumeysi, iyo horumar ka dhacay ,xilliga xornimada kadib. Waa tana dulmar guud, oo ku saabsan taariikhda Tansaaniya: Asc wrxm wbrkt  Magacayku wa Adam  Halkan waa dalsan media  Kusoo dowaada daawadayaal Muuqaalkeena maanta Juqraafiga • Tanzania waxay ay ku taallaa bariga Afrika, waxay xuduudo la leedahay ,Uganda iyo Kenya danka waqooyi bari,ee xigta badweynta Hindiya , Mozambique, Malawi iyo Zambia danka koonfur, iyo Congooda Dimuqraadi Burundi iyo Rwanda danka galbeed. Waxa ay ku fadidhaa dul Baaxadiisu dantahay: 947,300 km² waxay leedahay Khayraadka Dabiiciga ah: Sida.Tamarta biyaha, maarta, fosfaytka, birta ceedaanka ah, dhuxusha, dheeymanka, dhagxaanta qaali ah, dahabka, gaaska dabiiciga ah, iyo nikil. Cimiladu: wa Mid ku dhawaad kulul xeebaha, halka dhexdhexaad ay katahay meelaha buuraleyda ah. --- Tansaaniya, waa mid ka mid ah,meela...

sidee Sumcad 21 ku sameysani karta

Image
sidee sumcad 21 ku sameysani kartaa  6الفت إليك الأنظار بأي ثمن Awooda Araga daadka isku soo jeedi oo tooshaska isku daar،kana dex muuqo dadka Wax yaabuhu waxa lagu qadara muuqaalkoodaa Qof majiro daneynaayo oo waqtiga isaga luminaayo wuxu san ar keeynin Hanoqon qof nakiro ah, oo aan la aqoon dadka daxdoodha Si ay dadku isaga kaa indo tirin Muuji naftaadhu oo kasoocnoow dadka kale Isku shid oo isku soo jeedi araga dadka  Adigu muujinaayo maqamkadha iyo a woodda ama booskaadha Si aaadan ugu dax dumin oo aad ugu dax miilmin kuwa xishooda Isku soo jeedi amaba soo jiido dadka dareen koodaa Adhigo marka usameynaaya naftaada suurad aan la hilmaamayn Amaba keeneysa dood Samee wax dadka ay kuku soo xasuustaan Kanaa yeeleysa qof usduuri ah Kana soocan dadka caadhiga ah Waxaa yeelay shuhradu nooc walboo ay ahaato Ayada ayada ayaa keeneya oo soo jiidan sadwada ama awooda Sidaas darteed waxaa qasab ah inaad barato Sidii aad uso dhumii laheyd soo jiidha shadaa dareenka dadka Sida uu u...

Ahmed al_sharac

Image
  Odey la dhihi jirey Cali Maxamed Sharac ( الشرع ), wuxuu ku noolaa Magaalada Fiiq ee dalka Suuriya. Carruurtiisa waxaa ka mid ahaa Xuseen & Faaruuq. Yuhuudda ayaa 1967 ku habsadey Fiiq & Nawaaxigeeda, Reerkiina waa ay baxsadeen. 👉🏾Faaruuq (Sharac). Faaruuq wuxuu wax ku bartey Dimishiq & London. Ugu dambeeyntiina wuxuu noqdey diblomaasi u adeega dalkiisa, isagoo ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda ee Suuriya 1984 ilaa 2006dii. 2006-dii wuxuu u dallacey Madaxweeyne ku xigeenka dalka Suuriya ilaa sannadkii 2014kii. 👉🏾Xuseen (Sharac). Xuseen waa dhaqaale yahan ka soo qalin jiitey Jaamacadda Baqdaad. Laba jeer waxaa lagu xirey Suuriya, ka dibna wuxuu  u cararey dalka Sacuudiga. Magaalada Riyaad ayuu degay, waxaana halkaas ugu dhashey Axmed & Maahir. 👉🏾 Axmed Xuseen Cali Maxamed (Sharac), waa hoggaamiyaha xooggagii la wareegay talada dalka Suuriya 8-dii bishan December ee 2024ta. 👉🏾 Maahir (Sharac). Maahir-na waa Wasiirka Caafimaadka ee Doowladda ku meel gaarka ...

yeyihiin alawiyiinta

Image
  QISO    CAJJIB    AH   Yaa kudahay lahadal gawada aan jeclaa Sabab   see     usiinii kartaa talo aniga i quseeysa Mamadan oo 42 sano u xirnayd. asakari kasoo jeeda qoyska reer asad, ee katalinaaye Syria Kadib markii ay   talo iyo   waano siisay,   gawadii uu jecla   hooyaded Dacdadani Aya   aad loo    hadal    hayaa   Taaso   noqotay.   Dacdo   layaab leh Qof inaad uxirtid. wax aan waxbo ahayn Mudo intaa dan. Wa wax caqliga   iyo damiirka diidaayo runtii. Kuso dowaada mudanayaal iyo marwooyiin Qisadan cajiibka ah Lkn wax yar. inta aanan ugada galin   muuqaalkeena Waxaan kaa codsani Inaad nagu soo biirtid Oo   kamid noqotid Bahweynta nagu xiran Waxa   aan rajeeyni in aad muuqaalka.   meel sare geysaan Hadaba aan usoo laabano Wixii kudacay mamadan dulmaneed in kabadan 42 sano oo xiriir ah Halkaasina ku qaadat...