siyaasi hadifaacin || shaqeyso cid kuu maqan malahan
siyaasi hadifaacin hana iska lumin waqti .waqtiku waa qaali halka aad ku bixi naysid hanoqoto wax adhiga ku an facaaayo aduun iyo aaqiro,
qof aan war kaaheynin oo laga yaabo in adhigaba iyo umada soomaliyeed wixi dibaateyni lahaa ka shaqeynaayo caruurtiisaa biilkodha raad sanaayo adhhiga maxaaad ugu doodi ood u difaaci
hadii uu waxbo kuu tareynin
Dunida waxaa lagu mashquulsan yahay in technology lagu tartamo sida Crypto, Ai, Blockchain iyo computer quantum.
Soomaalina gees ilaa gees waxaa ka socda dagaalo, abaar, faqri iyo shaqo la’aan baahsan.
إن الذئب لا يأكل لحم الذئب الآخر
وياكل بعضنا بعض الاخر عيانا
Qofkasta oo dhalinyara ah waxaa kula talinayaa dantaada ka fakar majirto dowlad ku maqan ama siyaasi dantaada ka fakarayo.
Energy gaaga haku bixin in aad difaacdo siyaasi caruurtisa u shaqeesanayo , ku bixi energy gaaga dantaada.
https://youtu.be/p4vltFYcKuw?si=jSHHfquhv2RewKM1
Comments
Post a Comment