ya''juuj majuuj
Ya juuj majuuj
Dunida waxaa kusoo wajahan Qatar aad u baaxad weyn oo qatartisa leh
Nabigana scw waxa uu yiri
ويل للعرب من شر قد إقترب
hoog baaa arab usug naaday
min shari buu ooga sug naaday
sharkaas oo soo dawaaday
qowm dunida dusheeda nagula nool
fuuqsani
doona biyaha ardada dusheeda
yaala
qowm kubaahini
doona dulka fasahaad
dilidoona
malaaayiin basharka kamid ah
biloowkodha uu joogo
shaam
halka uu aaqirkoodhuna
joogoo
quraaasaan
qowm aysan jirin
cid u babac digi karta
qowm cuni
doona wax walbo ay
lagul maan
waxaynu u
jeednaaa ja juuj
wama juuj
yeeyihiin yajuuj wma juuj
maxay
see tahay tilmaamaha
ay leeyihiin
mar un baa
in ay
kujiraan kuwo aad udeer oo
kaaraaya 120 diraac
maxaa see
ka jira in qaaar
kamid ah, ay degna kookladan
halka degta kalena ay
hakoojistaan
mid a yaga kamid ahna
madinto ilaa uu kadalo 1000
wiil waliba inta ay hub
qaadh kanoqdaan
wa suaalo
aynu ku ogaani doono muuqaalka daxdisaa
asc wrxm
wbr
kuso
dawaada muuqaalkeena manta daawadayaal
allah
subxaanahu wata caala wuxu
kitaabkiisa kuyiri
حتى اذا
بلغ بين السدين من دونهما
قوما لا يكادون يفقهون
قولا
وقال اللنبي صلى الله عليه وسلم لا تقوم الساعة حتى تقاتلو
قوما نعالهم الشعر ولا تقوم الساعة
حتى تقاتلو قوما كأن وجوههم المجان المطرقة
Juuj wama juuj
abtirkoodha iyo nasabkoodha
culimada way isku qilaafeen halka ay kasoo
jeedaan abtir ahaan
Sedax qowl ayaana
ugu ash harsan
1. Waa caruurtii
nabi adam cs
oo waxaa dalay
yaafidh bin nuux
2. Qowlka
labaadana waxa uu leeyahay ya juuj waxa
ay kaso jeedaan turk
ma juuj na waxa ay
kasoo jeedaan daylam
3. Halka qowla
sedexad uu leeyahay
waa caruurtii nabi allah
adam cs lkn
hooyadena xaawo ma aysan
dalin , oo waxxa lasheega
in nabi adam
uu riyooday kadib
biyihii ka imaaday
aya waxay kudar sameen
caradaa allah aya marka
ka abuuray juuj
wama juuj biyaaha iyo
caradaa isku darsamay
Waa kuwo indaa yaryar
San kakaaban
Wajigooduna waa mid balacan oo wareegsan
kaba hooduna waa kuwo kasameeysan tin
Sida uu tusinaaayo
xadiithka uu warinaayo
imaamul buqaari
عن ابي هريرة
رضي الله عنه قال
قال رسول االله صلى الله عليه
وسلم
لا تقوم الساعة تقاتلو قوما
نعالهم الشعر, ولا تقوم الساعة حتى
تقاتلو قوما كأن وجوههم المجان المطرقة
وفي رواية ,صغار
الأعين ذلف الأنوف كأن وجوههم المجان المطرقة
Waxay ka kooban yihiin sedax qaybood
1. Qayb kamid ah waa sida keedka ursiga ama kidaarka oo kale xaga deerida
Keed kanina waxa uu kabaxaa shaam deerarkiisuna waxaa uu kaaraa 120 dudun oo uu diganta 50 mitir
2. halka qaybta kale ay yihiin kuwo ka kaaban
3. waxaa sido kale jiro kuwo aad u waweeyn oo dagahoodaa midna kokladaa oo fidsada halka degtaa kalena aay hogsadaaan
masoo maraan maroodi iyo dugaag iyo geel xita doofaaar
ilaa way cunaaan oo reebi maayaan wax ay cafinaayaana majirto
mid kamid ah haduu diinto wa aay cunaayaan sido kale
biloow kodhaa waxaaa uu joogaa shaaaam halka qaybtoodhaaa dambee aay joogto quraasaan
waxaa ay cabi doonaan qabytoodha u hore wabiyadaa maraaa bariga iyo badaa dabariyaa, ee kutaal falaastiin
halka qaybtoodha dambe eey oron doonaan biyo ayaa waa kujiray halkani
ya juju waa umad
ma juujna waa umad
oo waa labo
qabiil
mid walbana waxa uu
ka kooban yahay 4000
oo qabiil
qowkani hadii
lasooo fasixii lahaa ,
waxaa ay noolasha
ka fasahaadini lahaayeen
banii aadamka
oo waa qowm fasahaad
iyo qaribaad kasameeysan
mid ayaga kamid ah na
madinto ilaa uu katago
1000 caruurtiisa kamid ah
qowmkqni ya juuj
wama juuj, waxa ay kunool
yihin bari fog
oo waxa ay kamid
ahaayeen shucuubtii dagi jirtay
bariga dexee,
waxaana kamid ahaa
qowmkani dadka looyaqaan
turk iyo tatarka
oo kamaqna amaba ka
baxsanaa markii nabi allahii dul qarneyn
uu ku xiraayay darbiga
qowmkani waa qowm soo bixi doona aaqiru
zamaaanka
oo waxa ay
kamid yihiin, mid
kamid ah, calaamadaha ugu waweeyn
ee lagu karto soo dawaanshiyaha dicida
qiyaamaaha
waxa ayna kasoo bixii doonaan
daanta fog ee
bariga dexe
ya juuj
wama juuj qaabka ay
uso baxayaan nabiga
scw ayaa inoo
sheegay
waaxa una
dahay
ya juuj wama juuj
waxa ay qodaan
maalin walba darbigii
lagu xiray si
ay ooga soo
baxaan
marka uu osoo haro
wax yar un ,
oo ay arkaan qoraxda
shucaacdeedu, wa ay
laabanaaya iyakoo leh
bari baan dameys tireeeyna intani
subax walbana
waxa ay u
imaaanaayaan isagoo darbigii
halkiisa kusoo laabtay
ilaa laga
kaaro maalinta uu
allah subxaanahu wata
caalaa u fasaxo in
ay baxaan
kadib waxa ay fuuqsani
doonaan biyaha marka
ay soo baxaan
dadkuna waxaa
ay ka kalaayaan
dufeeyso si ay ooga
bad baadaan,
falaaryo amaba leebab ayeey kor
u tuuraayaan
waxayna soo laaban sidii
ayaadoo diig leh
dahaayaan ya juuj wama
juuj waxan ka adkaanay
kuwi dulka joogay
iyo kuwii cirka
joogay baa
kadibna allah subcaanahu
wata caalaa waxaa
uu uso diraayaa,
cayayaan yar oo
qoorta ka kalaayo oo
laayaa
waxayna u dimanaayaan sida hal dimasho oo kale
Comments
Post a Comment