ya''juuj majuuj


 


Ya juuj   majuuj

Dunida  waxaa kusoo wajahan  Qatar  aad  u  baaxad   weyn  oo qatartisa  leh

Nabigana   scw waxa uu yiri  

ويل  للعرب  من شر قد إقترب

 hoog    baaa  arab   usug   naaday 

min shari  buu  ooga sug naaday

sharkaas oo  soo dawaaday

qowm  dunida  dusheeda   nagula  nool

fuuqsani doona biyaha   ardada  dusheeda  yaala

qowm  kubaahini  doona dulka  fasahaad

dilidoona malaaayiin basharka kamid ah

biloowkodha  uu joogo  shaam

halka   uu  aaqirkoodhuna   joogoo  quraaasaan

qowm  aysan jirin  cid u babac digi  karta
qowm cuni doona  wax walbo  ay  lagul maan
waxaynu u jeednaaa  ja   juuj  wama juuj

yeeyihiin  yajuuj wma juuj

maxay see  tahay  tilmaamaha  ay leeyihiin

mar un baa in  ay  kujiraan kuwo  aad udeer oo kaaraaya 120   diraac

maxaa  see  ka  jira in   qaaar  kamid ah, ay degna  kookladan halka degta  kalena   ay hakoojistaan

mid   a yaga kamid   ahna   madinto   ilaa uu kadalo 1000 wiil  waliba inta ay  hub    qaadh  kanoqdaan

wa suaalo aynu  ku ogaani doono  muuqaalka daxdisaa

asc    wrxm  wbr

 kuso  dawaada   muuqaalkeena   manta daawadayaal

 allah   subxaanahu  wata caala wuxu kitaabkiisa kuyiri

حتى اذا  بلغ بين السدين من دونهما  قوما  لا  يكادون يفقهون  قولا

وقال اللنبي صلى الله عليه وسلم  لا تقوم الساعة  حتى تقاتلو  قوما نعالهم الشعر  ولا تقوم الساعة حتى تقاتلو  قوما  كأن وجوههم المجان المطرقة

Juuj  wama juuj   abtirkoodha   iyo  nasabkoodha   culimada    way  isku qilaafeen halka ay  kasoo  jeedaan abtir   ahaan

Sedax qowl  ayaana  ugu   ash   harsan

1.       Waa caruurtii nabi  adam     cs  oo  waxaa  dalay   yaafidh  bin   nuux 

2.        Qowlka  labaadana waxa  uu  leeyahay    ya juuj waxa  ay kaso   jeedaan  turk   ma juuj na   waxa  ay  kasoo  jeedaan    daylam

3.       Halka  qowla  sedexad  uu  leeyahay  waa  caruurtii  nabi allah  adam  cs  lkn    hooyadena   xaawo  ma aysan   dalin  , oo waxxa   lasheega  in  nabi  adam  uu  riyooday  kadib  biyihii   ka  imaaday   aya  waxay  kudar sameen   caradaa      allah  aya marka  ka  abuuray   juuj  wama  juuj    biyaaha iyo  caradaa  isku  darsamay

 

Waa  kuwo  indaa yaryar 

San kakaaban

Wajigooduna waa  mid  balacan  oo  wareegsan  

 kaba hooduna  waa  kuwo  kasameeysan  tin

Sida  uu  tusinaaayo   xadiithka  uu  warinaayo   imaamul  buqaari

عن ابي  هريرة  رضي الله  عنه  قال  قال  رسول االله صلى الله  عليه  وسلم

لا  تقوم الساعة تقاتلو  قوما  نعالهم الشعر, ولا  تقوم الساعة حتى تقاتلو قوما كأن وجوههم المجان  المطرقة

وفي رواية ,صغار الأعين   ذلف الأنوف  كأن وجوههم المجان المطرقة

Waxay ka kooban yihiin sedax  qaybood

1.       Qayb kamid   ah  waa  sida   keedka  ursiga  ama kidaarka  oo kale xaga deerida

Keed kanina waxa  uu  kabaxaa   shaam  deerarkiisuna waxaa   uu  kaaraa   120 dudun oo uu diganta  50 mitir

2.       halka  qaybta kale  ay yihiin  kuwo   ka kaaban

3.       waxaa  sido  kale   jiro  kuwo  aad  u waweeyn  oo dagahoodaa  midna  kokladaa  oo fidsada  halka  degtaa  kalena    aay   hogsadaaan

masoo  maraan   maroodi iyo dugaag iyo geel  xita  doofaaar

ilaa  way  cunaaan oo  reebi maayaan   wax ay    cafinaayaana   majirto

 mid  kamid  ah  haduu  diinto  wa  aay   cunaayaan  sido kale

biloow kodhaa  waxaaa   uu  joogaa    shaaaam   halka  qaybtoodhaaa dambee  aay    joogto  quraasaan

 waxaa  ay   cabi  doonaan  qabytoodha  u hore  wabiyadaa    maraaa  bariga   iyo  badaa   dabariyaa,  ee  kutaal  falaastiin 

halka   qaybtoodha  dambe  eey  oron doonaan  biyo   ayaa waa  kujiray halkani

 ya juju  waa umad   ma juujna  waa  umad  oo   waa  labo  qabiil

mid walbana  waxa  uu    ka kooban  yahay  4000  oo  qabiil

  qowkani  hadii   lasooo  fasixii  lahaa ,   waxaa   ay  noolasha  ka  fasahaadini  lahaayeen  banii   aadamka

oo waa  qowm   fasahaad  iyo qaribaad  kasameeysan

 mid ayaga kamid  ah na  madinto  ilaa uu  katago  1000 caruurtiisa  kamid  ah 

 qowmkqni   ya juuj  wama juuj,  waxa  ay kunool  yihin bari  fog

oo  waxa ay  kamid  ahaayeen   shucuubtii  dagi jirtay   bariga  dexee,

 waxaana kamid   ahaa  qowmkani  dadka  looyaqaan  turk  iyo tatarka

  oo kamaqna amaba ka baxsanaa  markii  nabi allahii dul  qarneyn  uu ku xiraayay darbiga

qowmkani  waa qowm  soo bixi doona    aaqiru  zamaaanka

oo  waxa  ay  kamid yihiin,    mid  kamid   ah,   calaamadaha    ugu waweeyn  ee lagu   karto   soo dawaanshiyaha   dicida  qiyaamaaha

waxa  ayna kasoo bixii  doonaan   daanta  fog  ee  bariga  dexe 

     ya  juuj  wama  juuj   qaabka ay  uso  baxayaan    nabiga  scw   ayaa  inoo  sheegay

  waaxa  una  dahay

 ya juuj wama  juuj   waxa  ay  qodaan  maalin   walba   darbigii  lagu  xiray  si  ay  ooga  soo  baxaan

   marka  uu osoo  haro  wax  yar  un ,  oo ay  arkaan  qoraxda  shucaacdeedu,   wa  ay  laabanaaya   iyakoo  leh  bari baan  dameys tireeeyna  intani

 subax     walbana  waxa  ay  u  imaaanaayaan  isagoo  darbigii  halkiisa  kusoo  laabtay

 ilaa  laga  kaaro  maalinta   uu  allah   subxaanahu  wata  caalaa   u fasaxo  in  ay  baxaan

 

kadib waxa  ay  fuuqsani  doonaan    biyaha  marka  ay  soo baxaan

 dadkuna  waxaa  ay  ka   kalaayaan dufeeyso si  ay  ooga  bad  baadaan,

falaaryo amaba  leebab ayeey kor u      tuuraayaan

waxayna soo  laaban  sidii  ayaadoo  diig leh

  dahaayaan ya juuj  wama  juuj   waxan   ka adkaanay  kuwi dulka  joogay

iyo  kuwii  cirka   joogay baa

kadibna  allah  subcaanahu  wata  caalaa  waxaa  uu  uso  diraayaa,  cayayaan    yar   oo  qoorta    ka kalaayo   oo  laayaa

waxayna  u dimanaayaan  sida hal dimasho oo kale

 

 

 

 

   

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Comments

Popular posts from this blog

Maxa ku qorsheysan Sanadka sanadka 2025

20 XIKMAD OO LAGA QORAY SHEIKH MUSDATE ISMAIL