yeyihiin alawiyiinta
QISO CAJJIB
AH
Yaa kudahay lahadal gawada aan jeclaa
Sabab see usiinii kartaa talo aniga i quseeysa
Mamadan oo
42 sano u xirnayd. asakari kasoo jeeda qoyska reer asad, ee katalinaaye Syria
Kadib
markii ay talo iyo waano siisay,
gawadii uu jecla hooyaded
Dacdadani
Aya aad loo
hadal hayaa
Taaso
noqotay. Dacdo layaab leh
Qof inaad
uxirtid. wax aan waxbo ahayn
Mudo intaa
dan.
Wa wax
caqliga iyo damiirka diidaayo runtii.
Kuso
dowaada mudanayaal iyo marwooyiin
Qisadan
cajiibka ah
Lkn wax yar.
inta aanan ugada galin muuqaalkeena
Waxaan kaa
codsani
Inaad nagu
soo biirtid
Oo kamid noqotid
Bahweynta
nagu xiran
Waxa aan rajeeyni in aad muuqaalka.
meel sare geysaan
Hadaba aan
usoo laabano
Wixii
kudacay mamadan dulmaneed in kabadan
42 sano oo
xiriir ah
Halkaasina
ku qaadatay noolasheeda.
Waxaa kale
oon idhiin la wadaagi
doona, waxa ay aamin sanyihiin,
Calawiyada
uu kaso jeedo bashaar al asad.
Kuso dawaadda mar kale daawadayaal.
Waxay ahayd hooyadani . bare jaamacadeed iyo farmashiiste
wax ka dhigta Jaamacadda Dimishiq. Sannadkii 1983, haweeney daris la ahayd.
ayaa ku soo booqatay gurigeeda , iyadoo weydiisaneysa talo ku saabsan. nin
askari ah oo ka soo jeeda xeebaha ay degaan calawiyiintu. oo doonaya inuu
guursado inanteeda. Maaddaama ay haweeneydan u timid ayaa ahayd. mid ay derisnimo iyo saaxiibtinimo
dheeraad ah ka dhexaysay, waxay kula talisay inuusan guursanin ninkaasi
inanteeda, sababtoo ah. waxay ogayd inuu si buuxda uga duwan yahay dhaqan ahaan
.iyo diin ahaanba.
Inantii
ayaa ogaatay talada ay digtooradu siisay hooyadeed. waxay u sheegtay
jacaylkeedii askariga ahaa , in digtoorad deriskood ah. ay ka digtay guurkooda.
Maalintii xigtay, koox askar ah. oo uu hoggaaminayo sarkaalkii inanta doonayay.
ayaa timid, waxayna xireen digtooradii. Tan iyo maalintaas, waxay nolosheeda
inteeda kale ku qaadatay xabsiga Sidnaya.
Oo laga soo
saaray maalin dawaayd
Ninkan ayaa isna kamid ah dadka lakulmay dulmiga
Ninkaani magaciisu
waxaa layiraahdaa . Samar dandil .
waxa uu kamid ahaa. maxaabisti laga soo daayey xabsiga halista badan ee Sidnaya.
muuqalkiisa markii horee sidaa ayuu
ahaa. hadane waa sidaas aad aragtaan
Wuxu
ilaaway magaciisa iyo qoyskiisaba. maadama miyirkii uu ka tagey. iskuna
dhexyaacey. jogti iyo jirdilkii loo geestey aawgeed
Dad badan
ayaa dunida dusheeda ku maray silac iyo saxariir.taaso ay badeen kali taliyaal badan.oo digteertar
ah.
Gawadan aya ayadan kamid ahayd
Kuwiii wax
macno dara ah lagu xiray .kadibna jeelka
lago ilaaway.
Sannadkii
2006dii, Tal Al-Mallohi .oo dhiganaysay
dugsiga sare. ayaa warqad furan u qortay Bashaar Al-Asad, iyada oo ku boorisay
inuu fuliyo. ballanqaadyadiisa dib u habeynta siyaasadda . iyo la dagaalanka
musuqmaasuqa. Wax yar ka dib, waxaa marar badan u yeeray ciidamada ammaanka.
Bishii
Disembar sanadkii 2009 kii, gawadan waa la xiray, iyada oo loo geystay jidhdil
iyo tacaddiyo badan, waxaana lagu xukumay shan sano. oo lagu eedeeyay
basaasnimo. Balse. waa ay ku sii jirtay xabsiga. xitaa markii ay dhammaatay
5tii sanno. Waxa kale oo darteed muddo loo xidhay walaalkeed.
15 iyo toban
sanno ka dib, waxa ay ka mid noqotay
maxaabiistii dib u helay xorriyaddooda.
Ninkan aya isna lagu ilaaway jeelka.
Raghid Al-Tatari, oo ahaa duuliye ciidanka
cirka ah. oo afartan iyo sadax sano kahor diiday inuu duqeeyo magaalooyin Suuriya kuyaala.
Oo ay
kamid tahay magaalada
xamaa. 43 sano ayuu xukun la’aan
xirnaa.
Hada Aynu inimaano. waxa ay aaaminsan yihiin. Reerka
uu kasoo jeedo bashaar al asad.
Iyo goorkii ay soo if-bexeen
Iyo cidii
yagleeshay.
Taariikhda ay
Soo Ifbaxday Jufada calawiyiinta
Jufada calawiyiinta. waxay soo ifbaxday qarnigii
saddexaad ee hijriyada. Jufadani. waxay kamid tahay kooxaha shiicada ee
xagjirka ah, kuwaas oo Aaminsan. in Ali bin Abi Taalib (RC) uu yahay ilaah
.
Magacoodii hore wuxuu ahaa "Nusayriya," kadibna waxay isku
magacaabeen "Calawiyiinta," si ay dadku u khiyaameeyaan, oo ay
xaqiiqada madhabkooda u qariyaan. Maanta, waxay aad ugu dheggan yihiin. magaca
Calawiyiinta.
Yaa Aasaasay Jufada calawiyiinta?
Aasaasaha
jufadan. waa Maxamed bin Nusayr al-Basri al-Numayri (wuxuu dhintay sanadkii 270
kii Hijriyada ), kaas oo sheegtay in uu yahay nabi iyo rasuul.
Caqiidada Ugu Muhiimsan ee calawiyiinta
Waxaa kamid
ah caqiidadooda iyo fikirradooda:
Waxay
aaminsan yihiin in Cali bin Abi Taalib (RC) uu yahay Alle.
Waxay jecel
yihiin C/Raxmaan bin Muljam, oo dilay Cali bin Abi Taalib, waxayna u arkaan mid
"khalasay laahuutka (ilaahnimada) ka xayndaabka jidhka
(nafsaaniyadda)."
Qaar ka mid
ah. waxay aaminsan yihiin. in Cali uu ku nool yahay daruuraha. kadib markii
ruuxdiisa ay ka baxay jirka, waxayna ku yiraahdaan
daruuraha "Nabadgalyo korkaaga ha ahaato Abuu Xasan," halka ay
sheegaan in onkodku yahay .codkiisa. hillaacana uu yahay
jeedalkiisa ama shaabukiisa .
Waxay
weyneeyaan qamriga, wayna cabbaan,
waxayna sidoo kale weyneeyaan geedka canabka ah.
Waxay
tukadaan shan jeer maalintii, laakiin salaaddoodu ma laha sujuud sida
Muslimiinta.
Waxay
leeyihiin shuruudo iyo cibaadooyin u dhow kuwa Kirishtanka.
Ma
aaminsana xajka, waxayna sheegaan inuu yahay gaalnimo iyo caabudid sanamyo.
Ma bixiyaan
sakada shareecada Islaamka, balse waxay bixiyaan khumus (1/5) oo ay siiyaan
culimadooda.
Soonkooda
wuxuu ka kooban yahay. ka fogaanshaha
galmada dumarka inta lagu jiro bisha Ramadaan.
Waxay
leeyihiin fasiraad qarsoon. oo ku saabsan shanta tiir ee Islaamka, sidaa darted.
ma rumaysna shahaadada, salaadda, sakada, soonka, xajka, iyo nadaafadda
(gudashada).
Waxay
qaateen fikirro kala duwan. oo laga helay caqiidooyinka faasidka ah. ee caabudida
xiddigaha, falsafadda Majuusiyiinta, Kirishtanka, iyo fikirrada Bariga Aasiya.
Ciidaha Calawiyiinta iyo Micnaha Dhabta ah. ee
Damaashaadkooda
Calawiyiinta.
waxay leeyihiin ciiddo badan oo ka tarjumaya caqiidadooda:
1. Ciida
Neyruuz: Waxay ku beegan tahay 4-ta Abriil, oo ah bilowga sanadka cusub ee
Faaris.
2. Ciida
Gadiir iyo maalinta 10aad ee bisha
Muħarram (Caashuura).
3. Ciidul
al- Adxa: Waxay u dabaaldegaan 12-ka Dhu al-Xijjah.
4. Waxay
sidoo kale dabaaldegaan ciidaha Kirishtanka. sida Ciidda Gotas, Masiixiyadda
iyo Iskutallaabta.
5. Waxay ku
farxaan. oo u dabaaldegaan maalinta la dilay Cumar bin Khaddaab (RC).
Aragtida Culimada Islaamka eek u aadan calawiyiinta
Marka la
soo koobo, kooxda Alawiyiinta waa koox ka tirsan baadiiniyiinta ee sheeganaya Islaamka si been ah, see Islaamku barii buu ka yahay.
Sheekh
Al-Islaam Ibn Taymiyyah wuxuu yiri:
"Qolooyinkan
loo yaqaan Nusayriya – iyo dhammaan noocyada
baadiniyiinta kale – waa kuwo ka
xun Yuhuudda iyo Kirishtanka, xitaa
waxay ka xun yihiin mushrikiinta qaar.
Waxyeellooyinkoodu. waxay ka weyn yihiin. kuwa gaalada dagaalka kula jirta
Muslimiinta, sida Tataarka iyo Faranjika. Waxay had iyo jeer la jiraan cadowga
Muslimiinta."
Intaas
ayeeynu kusoo koobeyna
Muuqaalkeena manta
Wixiii
aragti ah
nagula
wadaag
Qaybta
commentiyada
Wasalamj
calaykum wrxm wbrk
Comments
Post a Comment