sidee Sumcad 21 ku sameysani karta
sidee sumcad 21 ku sameysani kartaa
6الفت إليك الأنظار بأي ثمن Awooda
Araga daadka isku soo jeedi oo tooshaska isku daar،kana dex muuqo dadka
Wax yaabuhu waxa lagu qadara muuqaalkoodaa
Qof majiro daneynaayo oo waqtiga isaga luminaayo wuxu san ar keeynin
Hanoqon qof nakiro ah, oo aan la aqoon dadka daxdoodha
Si ay dadku isaga kaa indo tirin
Muuji naftaadhu oo kasoocnoow dadka kale
Isku shid oo isku soo jeedi araga dadka
Adigu muujinaayo maqamkadha iyo a woodda ama booskaadha
Si aaadan ugu dax dumin oo aad ugu dax miilmin kuwa xishooda
Isku soo jeedi amaba soo jiido dadka dareen koodaa
Adhigo marka usameynaaya naftaada suurad aan la hilmaamayn
Amaba keeneysa dood
Samee wax dadka ay kuku soo xasuustaan
Kanaa yeeleysa qof usduuri ah
Kana soocan dadka caadhiga ah
Waxaa yeelay shuhradu nooc walboo ay ahaato
Ayada ayada ayaa keeneya oo soo jiidan sadwada ama awooda
Sidaas darteed waxaa qasab ah inaad barato
Sidii aad uso dhumii laheyd soo jiidha shadaa dareenka dadka
Sida uu usoo jiito isbaagu birta
Marka koowaad kuxir sumcadaadu iyo magacaadhu qaslo ama arin kaa soo ceysa dadka kale.oo lagaaga dex garanaayo
6. Waxa muuqda ku xukun qaado
Wixii aaan muuqan macno maleh,arin kastaa intiisa muuqata lagu xuguma,ha isku lurin wixi mugdi kujira,ama madmadow kaaga sugan yahay, wixii indo arkaayaan ayaa ilko gooyaan,ka dhig naftaada mid higil bixinaysa,hebadka iyo fulaygu hore ayaa ay isaga huleeliye
7: إستفد من جهود الآخرين ولكن إحتفط لنفسك بالتقدير
ka faaideyso dadka kale dadaal koodha iyo wax qabad koodha ,maamuusta iyo qadarintana adhiga la har
Udaaf oo udaaa dadka kale ha ku bixiyeen dadaal koodha adhiguna hel oo la har qadarinta iyo maamuusta adhigo wax far ah daqaajin,
Taasna waxay kaa yeeli qof wax yaabo badan oo aan la rumeysani karin awooda
Hadaad aaminsantahay muhiimada in ay tahay
Inaad adhiga qabatid shaqa walbo
Ogoow ma awoodid inaad wax wayn xaqiijisid,oo aad guuul ka kaartid,wax yaabo badan
Waayo waqtigu wa shay qaali ah,noolashuna way ay gaaban tahay.
Waxaana kuku dici tii kudacday بالبوا وتسلا iyo kuwo kale oo badan
Raadhi kuwo ku fíican xirfadaha aad rabtid ,kadib shaqaaleysii aya ayaa kuu qabaniyee
Kana yeel magacaadhu mid kasareeya magacoodha
Saas ayaad ku noqon qof caqli badan.
ku alaabeyso dadka,abaalkana hano adigu.
U adeegso xikmada,aqoonta iyo awoodda shaqo ee dadka danahaaga.tani kaliyaaa kuuma baajineyso tamar iyo waqti qiimo badan,balse waxa ay Sido kale ku siineysa deef weeyn.
Geba gebada na adeegayaashaaga waa la ilaawi adhigana wa lagu xasuusnaan.waligaa naftaada ha u samayn wax ay dadka kale kuu samayn karaaan.
8.إستدرج الآخرين لفعل ما تريد
dadka ku qasab wixii aad rabtid sameyntiisa
Marka aad dadka kale ka dhigto kuwo sameeya waxa aad rabto, adiga ayaa gacanta ku haya oo maamulo . Waxaa kuu wanaagsan inaad ku kadisid ku dagtid kuwa kaa soo horjeeda inay kuu yimaadaan, iyagoo ka tagaya ama ka tanaazulaaya qorshayaashooda gaarka u ah.
Waa inaad had iyo jeer isweydiisaa sababta aadan wax u maamulin inkastoo aad go,aansatay xallinta dhibaatooyinka iyo inaad ka adkaato kuwa kaa soo horjeeda.
Maxaadse had iyo jeer isu aragtaa, in kasta oo aad go'aansatay, in aad ku jirto hab difaac oo aanad qaadin hindise?ama kala hoor marid
Runtu waxa ay tahay in ficilada ugu waxtarka badan ay yihiin is-xakamaynta, iska fogaynta naftaada,so jiidashads kuwa kaa soo horjeeda, iyo daawashada iyaga oo galaya ama ku dacaaya dabinada aad u diyaarisay.
Sababtoo ah doonistaadu waa inay ujeeddadeedu tahay a woodda iyo xukun joogto ah , ee ma aha guul degdeg ah.
kolka aad dadka ku dirqiso in ay hawgalaaan,waxa aaad tahay midka maamulka gacanta ku haya,kuwa kugu lidka ah in aad hanataa aad ayaa ay u haboon tahay,qorshahoodana ka tirtir oo qadka ka saar.ku hano deef asqaraar leh,kadibna ka taqalus.adhiga ayaa hayaa ee.
9.إنتصر بأفعالك وليس بكلامك
Ku guulayso ficilkaaga iyo af caashaada, ee haku guulaysan erayadaada.
Guulaha dagdaga ah ee aad u malaynayso inaad dood ku gaadhay xaqiiqdii waa guul nacasnimo ah: ciilka iyo cuqdada aad ka tagaysaa way ka miisaan badan yihiin itaalkooda iyo jiritaankooda isbedel kasta oo daqiiqad ku yimaada ra'yiga dadka kale. adoon oran oo ku hadlin hal kalmad. Soo bandig oo Muuji kaliy, ha sharaxin.
Dhibaatadu maaha in la isku dayo in la qanciyo kuwa kaa sarreeya fikraddaada, laakiin taas dhammaanteen waxaynu u maleyneynaa inaan nahay sayidyada adduunka fikradaha iyo caqli-galnimada, sidaas darteed waa inaad ka taxadartaa: oo baro inaad caddeyso saxnaanta fikradahaaga siyaabo dadban.
: Dunida awooda, waa inaad barataa saamaynta fog ee ficiladaadu ku leeyihiin dadka kale. Dhibaatada waxa weeyaan isku dayka aa isku dayaysa inaad caddayso fikradaada ama ku guulaysato doodda ayaa ah inaadan ugu dambayn garanayn saamaynta ay ku yeelan doonto cidda kula doodayso: Waxaa laga yaabaa inay si asluubaysan kuugu heshiiyaan, laakiin waxay kaaga cadhoonayaan gudaha naftooda. Waxaa laga yaabaa in aad ku hadashay wax ama erey daawa caaya iyaga, adhoon si ula kac ah u oran, waayo ereyadu waxay leeyihiin karti iyo awood khiyaano ah ,oo ay dadku u fasiran karaan sida ay u jecel yihiin iyo meelaha ay ku liitaan. Awooda soo jeedinta dhabta ah waxay ka timaaddaa in qofka kaa soo horjeeda aanu difaac ka gelin oo uu noqdo mid u dhega nuglaada in uu wax ka dhaadhiciyo.
Inaad ka yeeshid dadka kuwa Inda hoodha ku arka waxaad u qasdeysid,aya in badan ka fíican inaad la doodid.
.guusha ficil ku doon, ha ku raadin dood.
Guul kastaa oo aad u malayneeyso in aad ku hesho dood wa mid is moodsiis ah,tiiraanyada iyo jirada ku wadda waa ay ka xoogan tahay
Kana deer tahay wax kasta oo ay aragtiyi bedasho.
Dadka kale oo dani in ficilgaaga ku soo hirtaan oo kugu raacaa
n ayaa suurtagal ah adhiga oo aan weedh oran
Comments
Post a Comment