TAARIKHDA TANZANIA Tanzania, waa waddan ku yaalla Bariga Afrika ,oo leh taariikh hodan ah, oo uu qaabeeyey dhaqammo asal ah, ganacsi, gumeysi, iyo horumar ka dhacay ,xilliga xornimada kadib. Waa tana dulmar guud, oo ku saabsan taariikhda Tansaaniya: Asc wrxm wbrkt Magacayku wa Adam Halkan waa dalsan media Kusoo dowaada daawadayaal Muuqaalkeena maanta Juqraafiga • Tanzania waxay ay ku taallaa bariga Afrika, waxay xuduudo la leedahay ,Uganda iyo Kenya danka waqooyi bari,ee xigta badweynta Hindiya , Mozambique, Malawi iyo Zambia danka koonfur, iyo Congooda Dimuqraadi Burundi iyo Rwanda danka galbeed. Waxa ay ku fadidhaa dul Baaxadiisu dantahay: 947,300 km² waxay leedahay Khayraadka Dabiiciga ah: Sida.Tamarta biyaha, maarta, fosfaytka, birta ceedaanka ah, dhuxusha, dheeymanka, dhagxaanta qaali ah, dahabka, gaaska dabiiciga ah, iyo nikil. Cimiladu: wa Mid ku dhawaad kulul xeebaha, halka dhexdhexaad ay katahay meelaha buuraleyda ah. --- Tansaaniya, waa mid ka mid ah,meela...