Ethiopia






Ethiopia

Wadan .kamid ah wadamadauguda,daweeyndunida , lehnataariqqadimihii ah,
Kana mid aha .kuwakaliyaeekabadbaadaygumaysigiireeryurub,
Caanakuah,  waxsoosaarkadabiiciga ah,
Sida ,dahabka ,sonkorta,gaaska,bunka, qaxwaha,iyonuxaasta.
Kunayaalgeeskaafriga
Xuduudnalawadaago
5 wadanoodacaageeska Africa.
Kana mid ahaamid  kamid ah ,
Wadamadiieey  u hijroodeensaxaabadinagigaridwaanuallahicalayhim
Waxaynu u jeedna,wadanka Ethiopia
Ee loo garanogaa,ardul al xabasha

Ascwrxmwbrk

Magaceyguwaaadam

Halkaninawaadalsan media

Kusoodowadadaawadayaal

Muuqaalkeena  manta

Intaaaaananugudakalinkahormuqaalka

Waxaankaaacodsani

Inaad subscribe ta nagucaawisid

Lana wadaagtidasxaabtaada

Like tana ha kailaawin

Mahadsanidiin

 

:Ethiopiawaxayleedahaytaariikhdheerooqadiimi ah, iyadooka mid ah wadamadauguda'daweyndunida. Waxaalagahelayraadadbini-aadam ah.ookunoolaahahalkaasi,kumanaansanokahor,

taasoo Ethiopia kadhigtay "ilbaxnimadaaadanaha." Waxaalagahelayraadadkadadkauguda'daweyn, oo ay kujirtolaf-dhabartacaanka ah,ee "Lucy" (Australop)

waaxanalagahelaygobolka Afar,sanadkii 1974, taasoojirta in kabadan 3 milyanoosano.

ItoobiyawaxaykutaallaabarigaqaaraddaAfrika, waxayxuduud la leedahaySoomaaliyadhinacakoonfur-bari, Jabuutidhinacabari, Ereteriyadhinacawoqooyi-bari, Suudaandhinacawoqooyi, KoonfurtaSuudaandhinacawoqooyi-galbeed, iyo Kenya dhinacakoonfur-galbeed.

 

 

 

BoqortooyadiiAksum :Taniwaxayahaydboqortooyoawoodleh.ookutaalwaqooyiga Ethiopia iyo Eritrea. Aksum waxayahaydboqortooyoganacsi,oomuhiim ah, waxaynaxiriir la lahaydBoqortooyadiiRoomaankaiyoHindiya. Waxayahayd mid ka mid ah boqortooyooyinkiiuguhorreeyayeeqaadatadiintaKiristaanka,qiyaastiisanadkii 330 AD, xilligiiBoqorEzana.

Dhismayaashacaanka ah ee Aksum ee ah tiirarkadhaadheer,ayaawelitaagan, astaana u ah xadaaradqadiimi ah.

(Boqornajaashi )

Asxama Bin Abjar (wuxuudhashaykudhawaadsanadkii 560 Miilaadiga— wuxuunadhintay 630 miilaadiga)  Najaashi (waacinwaan la siiyoboqorradaXabashida). Najaashi ,Wuxuusoodhoweeyayasxaabtii u haajirtayxaggiisa, wuxuuna la kulmayxilliga u dhaxaysaysanadkii610 ilaa 629 Miilaadiga, waxaana la yidhaahdaa (Armaha). Waa boqorkiikeliyaeeNebiMuxammed (NNKH) kutukadaysalaaddajanaazadaee loo yaqaan .markiiuuka war helaygeeridiisa. Nebigawuxuukutilmaamay in uuahaa «boqoraancidnadulmin».

Oocaadil  ah ,cidnaaanagtiilagudulmineeyn,

 

Wuxuuxukunkaqabtayisagoosagaaljir ah,ka dib geeridaadeerkii, oo u dhintaypriqamajackudacday,ka dib sanadobadanoouuxukumaayay, cadaaladdiisaayaafaaftay, waxaanamagaciisawanaagsanigaaray,meelwalba.

 

Wuxuudhintaysannadkiisagaalaadeehijriga, wuxuunaNebiMuxammadscw usheegayasxaabtiisa:

Wuxuunakuyiri «Baxaaookutukadawalaalkiinoodhintay,isagooaanjoogindalkiinna», Waxayahaydoo ay kubeegneedbishii Rajab.

 

 

 

 

Kadibburburkii Aksum, BoqortooyadaZagweayaasoobaxday, gaarahaanwaalagaxusikaraa,kaniisadahadhagaxa ah,eeLalibela, oo ah goobtadhaxalkacaalamkaee UNESCO.

 

BoqortooyadaSolomonic (1270–1974): Boqortooyadanwaxaysheegatay,inaykasoofarcantayNabiSulaymaaniyoBoqoraddii Sheba. Waxay dib u soocelisay,maamulkiiKiristaankaahaa,ee Ethiopia, waxaynaballaarisaydhulkaboqortooyada. BoqorMenelik II ayaaka mid ahaa,hoggaamiyeyaashaugucaansan, kaasoohoggaamiyayguushiitaariikhigaahayd, eedagaalkii Adwa sanadkii 1896, taasoo Ethiopia kabadbaadisaygumaysi, iyadaooka mid noqotaywadamadakeliyaeeAfrikaeeiskadifaacaygumaysigareerYurub.

 

 

Qarnigii 20-aad

 

Boqor Haile Selassie,wuxuuahaahoggaamiyecaan ah,oocasriyeeyay Ethiopia, wuxuuna door muhiim ah kulahaa,siyaasaddacaalamiga ah. Ethiopia waxaaqabsadayTalyaanigasanadkii (1936–1941) intiilagugudajirayxukunkiiFaashistaha Mussolini, laakiin Haile Selassie,wuxuu dib ugusoolaabtayxukunka,ka dib DagaalkiiLabaadeeAdduunka,isagookaalmokahelayaCiidamadiixulafada. WuxuukaalinweynkulahaaaasaaskaQaramadaMidoobay,iyoUrurkaMidowgaAfrikaee loo yaqaan (AU), ooxaruntiisutahay Addis Ababa.

 

sanadkamarkuuahaa: 1974-, Haile Selassie waxaaafgembiyay,jabhadciidan,ooshuuci ah,oo loo yaqaanDerg, oouuhoggaaminayayMengistu Haile Mariam. Dergwuxuulaalayboqortooyadii,wuxuunaaasaasaymaamulshuuci ah, laakiinxukunkiisu, waxauu la kulmaydilal faro badan, abaar, iyoxasuuqii "Red Terror". Dagaaladagudaha,iyomidkiigobonimada Eritrea,ayaaugudambayntiiburburiyayxukunkiiDerg sanadkii1991

 

 

WaqtiganCasriga ah

 

Sanadkii 1991 dii, jabhada EPRDF,ayaaridday,xukunkiiDerg. Tan iyomarkaas, Ethiopia waxaykahirgalisay,nidaamfederaal ah,oodimuqraadi ah. MelesZenawiwuxuuahaara’iisulwasaareilaauugeeriyoodaysanadkii 2012kii, isagoo door muhiim ah kaciyaaray,xasillintaiyohorumarintadalka.

 

IsbeddeladaDambe: Hoggaankahaddataladahaya,eeRa'iisulWasaareAbiy Ahmed (tan iyosanadkii2018) wuxuusameeyay dib-u-habeynballaaran, oo ay ka mid tahay,heshiiskanabadeed,eeuu la galay Eritrea, kaasoouukuhelayAbaalmarintaNabadda,ee Nobel 2019. Si kastaba ha ahaatee, dalkawuxuu la kulmaycaqabadowaaweyn,oo ay ka mid yihiinrabshadahaqowmiyadaha,iyodagaalkiisokeeyeeegobolka Tigraysanadkii (2020–2022).

 

 

MuhiimaddaDiintaiyoDhaqanka

 

 Ethiopia,waxayleedahaytaariikhdaKiristaankaugufacweyndunida, iyadookaniisadaOorthadaxs-ka Ethiopian-ka ay ahayd, mid muhiim ah, tan iyoqarnigii 4-aad. Wadankasidoo kale wuxuu hoy u yahay,Muslimiinbadan, iyagoowadanoolaa,qarniyobadan.

 

Dhaqanka: Ethiopia waxayleedahayafqoranoo loo yaqaan(Ge'ez),

Iyo kalandargaar ah,oo 7 ilaa 8 sanokadambeeyakanGarigooriyan-ka  ah, iyohabwaqti-qarniyeed u gaar ah. Wadanku,sidoo kale wuxuucaankuyahay,qaxwaha, oo la rumeysanyahay, inuukasoofarcamayhalkaas.

Masaaxoahanwaxaykufadidaadulkaaraaya 1,104,300 kiiloomitiroolabajibaaran.

 

Khayraadkadabiicigaahoo ay  leedahawaxaakamid ah: Dahab, platinum, naxaas, potash, gaaskadabiiciga ah, iyotamartabiyahalagadhaliyo.

 

Cimilada: Arrimodhowr ah,ayaasaameynkuleh,sameyntacimiladaItoobiya, oo ay kujiraanmeesha ay kutaallodhul-baraha, joogga, dhowridabadweyntaHindiya, iyodabayshaxagaaga. Cimiladu,way kala duwantahay,oowaxay u dhaxaysaa,mid kulul, qabow, dhexdhexaad, iyo mid lamadegaan ahooqalalan.

 

 

QorshahaAbiyAxmed,ooxilkara'iisulwasaarahaqabtay 27 bishaMaarsosanadkii2018kii, ayaaalbaabcusub u furay,horumarkadhaqaalahaItoobiya, kaasookeenay,kororkuyimid wax soosaarkaguud,iyoheerkakoboca, iyadoo la yareeyayheerarkasaboolnimada.

 

Laakiincalaamadahadhaqaalahaayaasidegdeg ah hoosugudhacaykadibmarkiiuudagaalkaqarxaygobolka Tigray bishiiNofeembar 2020kii, iyosidoo kale saameyntafayraskakorona, taasookeentaygaabisdhaqaale,iyohoos u dhackuyimid,qiimahalacagtadalka.

 

Lagasoobilaabo 2022dii, wax-soo-saarkaguudeegudaha,ayaa dib ugusoolaabtaysare, isagoogaaray $126.78 bilyan, marka la barbardhigo $111.26 bilyansanadkiiee2021dii.

 

Wax-soo-saarkaqofkasannadkiiwuxuugaadhay $1027.60, iyadoouuahaa $925 sanadkii 2021 dii, halkaheerkakobocadhaqaalahauugaaray 5.30%, laakiinsaamayntadagaalkaayaasiisocotaysanadka 2022dii, taasookamuuqataysicir-bararkaoogaaray 33.90%, heerkashaqola’aantaoo ah 4.02%, iyodeymahadibaddaoogaadhay $28.61 bilyan. DowladdaItoobiyaayaaawoodiweydayinaybixisolacagahadeyntaee la sugayaybishaDiseembarsanadkii2023 dii.

 

WaxyaabahaugumuhiimsaneeItoobiyacaankakutahaywaxaaka mid ah: Qamadiga, digirta, bunka, cudbiga, sonkorta, qaadka, xoolaha, dahabka, dharka, maqaarka, kiimikooyinka, iyosibidhka.

Intaasayuukuegyahaymuqaalkeenaamaantaa

Ascwrxmwbrk

Comments

Popular posts from this blog

Maxa ku qorsheysan Sanadka sanadka 2025

20 XIKMAD OO LAGA QORAY SHEIKH MUSDATE ISMAIL

ya''juuj majuuj