Dagaalkii Xunayn
xuneyn
Wuxuu kamid ah dagaaladii
ugu xooganaa,ee ay galeen muslimiintu,
Dagaal lugu
imtixaamay ciidhamadhii muslimiinta,oladacsanaa tiro
badnidhoodha,
Cidhamadhii gaaladuna, ay
adheegsadeen xeelad, lagu tiriyo in aay
kamid aheyd xeladihii
dagaal, ee ugu halista badnaa xiligaasi,sababna unoqday , ineey
daawac noqdaan, tiro
badan oo kamid ah cidamadii mslimiinta,,uguna horeeyo,
qaalid bin waliid, kahor inta
ey muslimiintu, dib usoo
rogaal celin, gaarina guul
hilfaha ulaabtay, qabaailkii ugu awooda
badnaa xili gaasi,
jaziiradaa carabta, dagaaal kulansaday
doowr mucjiso , oo kamid ah
mucjisooyiinkii nabiga,kana dinac
dagaalamaayeen ciidamadii muslimiinta,
malaaig uu ilaahey
uso diray, waxaynu ujeedna dagalkii xuneyn, dagaal xambarsana cashiro badan, iyo
mucjisooyin, laguu xusay quraanka,
Asc wrxm
wbrk
Magaceyku waa adam
abdi halkanina waa dalsan
media kusoo dowaadhaa
daawadhayaal muuqaalkeena manta,
Muuqaal
kamid ah muqaaladi aaynu kulafa
kuri jirnay, taariqda
dagaaladii muslimiinta, si aynu
dib ugu xasuusano ,
taariqdii aynu lahaayn, hadii aynu nahay
muslimin, sido kalana, aynu wax
ooga barano jidkii
deera , ee aaay muslimiintu uso
mareen, faafinta iyo ilaalinta
diintan,
Aynu ugalno
muuqaalkeenaa maanta
--------------------------
Dagaalkii
Xunayn, waxa lagu tiriyaa, duullaankii ugu muhiimsanaa,oo ey muslimiinta soo qaadeen,
sannadkii siddeedaad ee hijriga, gaar ahaan maalintii tobnaad, ee bishii
Shawaal, dhacdooyinka dagaalkan ,ayaa ka dhacay togga Xunayn, oo ah mid ku yaalla, inta u dhaxaysa, Maka iyo magaalada
Taif, dagaalkani wuxuu dhex maray, oo u
udaxeeyay, Muslimiinta iyo labo qabiil
oo isku baheystay, ladagaalanka
muslimiinta, kuwaaso kala aha reer Thaqiif iyo
reer Hawazin.
Iyakoo
hogaankoodhi udiiiway ama hogaamiye kadigtay, nin
la oran jiray , maalin bin caawf,
ninkan ayaa kusuntana geesinimo , lkn wuxuu lahaa
hal cilad, oo ahayd inusan talo
maqli jirin,, mar walbana uu xooga saarii
jiray,inuu rayigiisa shaqeeyo,
marku isku aruuriyay cidamadii, diyaariyayna saanadoodi,wuxuu ku amray , arin
aad uyaab badan, oo ah inuu
dagaalka kusoo daro,qof walboo
ciidanka kamid ah, xaaskisa,
caruurtisa, iyo hantidhiisaba,
Talaabadan,
wuxuu ogakol lahaa
inuu dareensiiyo ciidamada,
in askari walba, uu udagaalamo ilaalinta reerkisa iyo
hantidhiisaba, hadii lagaa guuleystana
ay macnaheedu tahay,in
reerkisi iyo hantidiisiibo uu waayey,
Gaashan
buurtan, waxaa kujiray hogaamiye
kale , oo la orani jiray,
dureyd binu sumah.ninkan
ayaa ahaa nin
aad u daweeyn,waxaana lagu
qiyaasaa inuu kaweynaa
boqol sano, sido kalana wuu
indo laaaa,marka uu maqlay
codka dumarka iyo caruurta, kadex hadlaaayo ciidanka,ayuu waydiyay hogaamiyihi
ciidanka, ee maalik bin
coowf, waxa uu yahay
codkan caruurta iyo dumarku, maalik ayaa
usheegay inuu dagaalka kusoo
daray caruurtii iyo xaasaski
ciidanka,si uu ugu diirigaliyo,
ineey geesinimo iyo
hal adeeg muujiyaan,
Dureeyd aya usheegay
maalik, inuu go,aan kani yahay
mid aad looga fiican yahay, hadii laga
guuleystana, uu ceeb kala kulmi doono reerkiisa iyo
caruurtisaba,lkn sidaan horey
usoo sheeg naba wuxuu ahaa maalik, nin
aan talo maqlin, taladiina waa uu
ka daga adeegay,
------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Dhacdooyinka dagaalkan ayaa dhaca,y xilli lagu jiray, izdihaarka ama barwaaqada fidinta iyo faafinta diinta Islaamka, wuxuuna dagaalkani, uu si gaar ah u dhacay,kadib furitaankii magaalada Maka, iyo heshiiskii sulxul Xudeybiyah , iyo sidoo kale markay kasoo laaab teen, labadii dagaal, kuwaso oo ay ka guuleysteen cadowkooda . ee ah duulanki Mu'tah iyo Khaybar, muuqaalkan waxaynu ku baran doonaa ama sharaxeyna casharradii ugu muhiimsanaa ee laga bartay dagaalkii Xuneyn
nabi Muxamed naxariis iyo nabad gelyo korkiisa allah ha yeelee, waxa uu ku hawlanaa, sidii uu baaqa
ama dacwadha islaamka, ugu baahin lahaa dalka oo dhan, min gudaha
jaziirada carabta iyo dibadaba, waxa usuuragashay, in uu u diro rasuulo boqoro badan,isagoo ugu yeeraayo
diinta islaamka, waxa uuna ku
guulaystay, in uu qabiilo badan u rogo Diinta Islaamka, oo ay qaataan diinta
suuban, laakiin qaar kale ayaa diiday, inay ku biiraan.Diinta Islaamka, sida
reer Thaqiif, iyo Hawazin iyo qabiil
kalo la oroni jiray, qabiilatu Sacad
bin Bakar.
Marka laga soo tago kuwaas oo aha, kuwa ugu xooga badan ee diiday qaadashadaa diintaa islaamka , waxaa iyagana sido kale diday in ay qaataan diinta islaamka , reer Nasr iyo reer Jashm, halkaas ayeey qabiilooyinkan isuku bahaysteen, oo ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah Muslimiinta.
Tallaabooyinka
ugu muhiimsan ee u diyaargarowga Dagaalka
1-
Bilawgiiba, wuxuu nabi Muxammad NNKH go’aansaday, inuusan dagaalkan
ku qaadin oo kula
galin dhulka Maka ee xurmada le,
ama kudaha magaalada , balsee taas
badelkeed wuxuu go’aansaday, inuu u baxo, meel u dhaxaysa Maka
iyo Hawazin, go’aankaas waxaa loo arkaa xikmad weyn, oo qayb ka ah, xikmooyinkii nabi Muxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha
ahaatee, waayo, waxaa la og yahay, in reer Maka, ay ku sugan yihiin waqtigan,
oo ay ku cusbaayeen Islaamka, sidaas darteed haddii ay dhacdo, in Maalik bin
Cowf uu la soo duulo Ciidankiisii, waxaa la filayey in reer Maka, ay ku soo
biiraan ciidanka maalik bin
cowf, oo ay saacideeyaan ama garab
siiyaan maalik iyo ciidankiisa, markaas waxaa dhici doono, laba
dagaal, midna waa dagaal gudaha ah, midna waa dagaal dibadda ah, oo ka dhan ah
Muslimiinta, sidaas darteed Rasuulka iyo ciidankiisii waxay oola baxeen
dhammaanba. awoodooda ciidan, meel banaan, oo ka fog Maka Al Mukarramah.
2-Wuxuu u saqiray nabiga scw, ciidamadiisii iyo muslimiintii reer Maka, si ay ula dagaallamaan, labadan qabiil iyo xulufadoodi , oo damacsanaa in ay soo weeraraan makkah , hub iyo saanad, Waxa uuna u tagay dadkii hubka ka ganacsan jiray, oo uu heshiis la galay, si ay hub u siiyaan, waxa kale oo uu qabtay , . nabiga ilaalada habiinkii ama waar diyeenta
2-
3- Duruusta ugu
muhiimsan ee laga bartay Dagaalkii Xunayn
4- 1- In ay lama
huraan tahay, in Alle la ictimaadoo oo lacuskado,
ama la talasaarto , isla waynaantana laga fogaado,oo qofku ismiciin bidin awoodiisa, haddii ay tahay tirada badan
ee muslimiinta ama hubka, maadaama guushu mar walba ku timaaddo, in Alle SWT la
talo saarto.
5-
6- 2- Adkeysigii
mawqifka Rasuulka (scw), iyo muslimiintii la joogtay goobta dagaalka, waxay ku timid
fadliga Eebbe kor ahaaye, taasina waxay faa’iido weyn u lahayd, soo laabashada
ciidammadii muslimiinta ee dagaalka. mar kale.
7- 3- U hiilinta
Eebbe kor ahaaye oo u hiiliyay sufuuftii muslimiinta, wuxuuna u soo diray malaa’ig ka
garab dagaallamta Rasuulka scw,iyo
ciidanka muslimiinta, ka dib
markii ay Muslimiintii carareen bilowgii dagaalka.
Comments
Post a Comment